Madaxwaynaha cusub ee Puntland oo amar soo saaray (Akhriso)

147

Madaxweynaha maanta la doortay lana dhaaraiyay ee Puntland Saciid Dani ayaa soo saaray amarkiisii ugu horeeyay.

Madaxweyne Dani ayaa dhamaan xawaaladaha xisaabta kaga furantahay Puntland iyo Bangiga Puntland ku amray in wax kharasha ah aysan bixin ilaa amar dambe.

Waxa ay u muuqataa in Madaxweynaha cusub ee Puntland uu doonayo in uu ka fogaado wax is daba marin ka hor inta uusan xafiiska si rasmi ah ula wareegin.