Madaxwaynaha oo markii ugu horaysay booqday Madaxtooyada

289

Madaxweynaha cusub ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta Booqday Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho.

Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo, ayaa kula kulmay Madaxtooyada Soomaaliya Madaxweynihii  hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Madaxweyne Farmaajo ayaa bogaadiyay waxqabadkii iyo sidoo kale waxyaabihii uu soo qabtay Madaxweyne Xasan Sheekh.

3412