Madaxwaynaha oo xariga ka jaray dhismaha Wasaaradda Maaliyadda

440

Madaxweynaha J. Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray dhismaha wasaaradda Maaliyadda oo ka kooban dhowr dabaq oo si casri ah loo dhisay, isagoo kormeerray qeybaha xaruntaasi ay ka koobantahay.

Munaasabadda waxaa ka qeyb-galay wasiirro, Duqa Muqdisho, taliliyeyaasha ciidanka iyo ganacsato Soomaaliyeed oo ah kuwa bixiyay qaar ka mid ah canshruucta lagu dhisay dhismaha.

Halkan ka daawo sawirada.

 

IMG_0003IMG_0011IMG_0012IMG_0013IMG_0014IMG_0016IMG_0021IMG_0081IMG_0083IMG_0084IMG_0085IMG_0140