Madaxwaynaha Soomaaliya oo ka hadlay maalinta Haweenka

246

 

FARMAAJOO-525x420Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo  ayaa hambalyo u diray haweenka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan munaasabadda 8-da Maarso awgeed ee maalinta haween weynaha caalamka.

Madaxweynaha ayaa sheegay in haweenka Soomaaliyeed ay door wax ku ool ah ka soo qaateen horumarka dalka, iyagoo safka horey kaga jirey halgankii xornimadoonka, dib u heshiisiinta ummadda, nabadeynta, wax soo saarka iyo horumarka dhinacyadiisa kala duwan.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa boggiisa Twitter-ka Qoraal uu soo dhigay waxaa ku sheegay in kaalinta Haweenka Soomaaliyeed ay tahay sida Dayaxa oo kale.FARMAAJOO-525x420