Madaxwaynaha Soomaliya oo maanta la kulmaya dhigiisa dalka Turkiga

353

2-15-630x420

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminaayo  ayaa gaaray Magaalada  Ankara ee Turkiga.

Socdaalkiisu waxaa uu jawaab u yahay Casumaad uu ka helay Madaxweyne Erdogan, Madaxda labada wadan waxay ka wada hadli doonaan xoojinta xiriirka labada dal, Turkiga ayaa Soomaaliya siiya taageero bani’aadinimo, mid dhaqaale iyo mid ciidan.

Madaxwayne Farmajo ayaa maanta lagu wadaa inuu la kulmo madaxwaynaha dalka Turkiga Racep Tyyip Erdogan.

Labada Hogaamiye ayaa ka arinsan doona arimo ay ka mid yihiin xiriirka labada dal iyagoo sidoo Kale kala saxiixan doona heshiisyo dhowr ah.4-11-630x4202-15-630x4201-10