Madaxwaynaha Soomaliya oo u hambalyeeyay Donald Trump

324

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xusay in Somalya ay diyaar u tahay ama in ay horay u dhigeyso wadashaqeynta kala dhexeysa Mareykanka si horay loogu dhaqaaqo ujeedooyinka laga leeyahay nabad waarta iyo horumar ay wada gaaraan Soomaaliya iyo Mareykanka.

 

Madaxweynaha iyo shacbiga Soomaaliyeed waxa ay u rajeeyeen  “Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka iyo dadka dalkaasi Horumar,isagoo si gaar ah Xasan Sheekh uga mahadceliyay taageerada dowladda Soomaaliya ay ka heshay xukuumadda iyo shacbigeedas