Madaxwayne Farmaajo oo Caasho Abuukar Qaasim, u magacaabay la taliyaha arimaha Bulshada

691

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed, ayaa magacaabay la taliyaha dhanka arimaha Bulshada, sida lagu sheegay Digreeto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Somaliya.

Caasho Abuukar Qaasim, ayaa loo magacaabay la taliyaha dhanka arimaha Bulshada Madaxweynaha Soomaaliya sida lagu daabacay Warbaahinta Dowladda.

Halkan ka akhriso warqada magacaabista

Magacaabis-1-1-745x1024