Madaxwayne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay safiirada dalalka Ireland iyo Jamhuuriyadda Jeega

213
Madaxwaynaha Soomaaliya oo warqadaha ka gudoomaya danjiraha Jamhuuriyadda Jeega -- Isniin 01/08/2017

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalak Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa aqalka Madaxtooyada Villa Soomaaliya ku qaabilay safiirada Dowladaha Ireland iyo Czech Republic oo ay u soo magacaabeen Soomaaliya.

Safiiradan cusub oo soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya.

War qoraal ah oo kooban oo la soo  dhigay barta Madaxtooyada Soomaliya ay ku leedahay Twitter-ka ayaa lagu sheegay in madaxwayne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo uu warqadaha aqoonsiga ka gudoomay safiirada dalalkaasi,

Dowladaha Ireland iyo Jamhuuriyadda Jeega [ Czech republic ] ayaa ka mid ah dowladaha ku bohoobay Midowga Yurub,

Dhowaan ayay ahayd markii madaxwayne farmaajo uu warqadaha aqoonsiga uu ka gudoomay safiirka cusub ee dowladda Telyaaniga [Italy] u soo magacaawday dalka Soomaaliya,

Hoos ka daawo sawirada safiiradaasi oo Farmaajo warqadaha maanta kaga gudoomay aqalka Madaxtooyada ee Magaalada Muqdisho

Madaxwaynaha Soomaaliya oo warqadaha ka gudoomaya danjiraha Jamhuuriyadda Jeega  -- Isniin 01/08/2017
Madaxwaynaha Soomaaliya oo warqadaha ka gudoomaya danjiraha Jamhuuriyadda Jeega — Isniin 01/08/2017
Madaxwaynaha Soomaaliya iyo  danjiraha Jamhuuriyadda Jeega  -- Isniin 01/08/2017
Madaxwaynaha Soomaaliya iyo danjiraha Jamhuuriyadda Jeega — Isniin 01/08/2017
Madaxwaynaha Soomaaliya oo warqadaha ka gudoomaya danjiraha  cusub Ireland usoo magacaawday  Soomaaliya  -- Isniin 01/08/2017
Madaxwaynaha Soomaaliya  Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo  danjiraha cusub Ireland usoo magacaawday Soomaaliya — Isniin 01/08/2017
Madaxwaynaha Soomaaliya  Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo waqadaha aqoonsiga ka gudoomaya   danjiraha cusub Ireland usoo magacaawday Soomaaliya -- Isniin 01/08/2017
Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo waqadaha aqoonsiga ka gudoomaya danjiraha cusub Ireland usoo magacaawday Soomaaliya — Isniin 01/08/2017

DGJai_4XkAAsnry