Magaalada Gaalkacyo oo looga dhawaaqay Guddi nabadeed

216

Magaalada Gaalkacyo ayaa maanta looga dhawaaqay guddiga nabadaynta Magaalada Gaalkacyo.

Gudigan ayaa ka kooban odayaal dhaqameed, siyaasiyiin iyo culmaa’udiin, kaasi oo ka kooban labada dhinac ee Puntland iyo Galmudug.

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa magacaabay Guddi 8 xubnood ah oo la xoojooda, Guddiga uu soo magacaabay Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo ka kooban 8 xubnood.

Guddiga Puntland

  1. Xasan Maxamed Abgaalow Gudoomiyaha Gobalka Mudug.
  2. Maxamed Yaasiin Tumey Duqa magaalada Gaalkacyo.
  3. Jen, Muxuyadiin Axmed Muuse Taliyaha La dagaalanka Argagixisada.
  4. Col, Cabdul Warsame Cusmaan Taliye oo katirsan ciidamada Difaaca.
  5. Cabdi Diiriye (Cabi Qurux) Nabadoon Waxgaradka Gobalka Mudug.
  6. Xuseen Gurey Nabadoon Waxgaradka Gobalka Mudug.
  7. Abdulaahi Aaden Gaas Ganacsade kamid ah Ganacsatada G Mudug
  8. Maxamed Quute Ganacsade kamid ah Ganacsatada G Mudug
  9. Sh Abshir Abdirahmaan Yusuf Wadaad kamid ah Culumada Ahlu Suna Mudug.

Guddiga Galmudug

  1. Cabdikariim Xuseen Guuleed Madaxweynaha Galmudug
  2. Cabdirashiid Xaashi Cartan Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Galmudug.
  3. Xirsi Yuusuf Barre Duqa magaalada Gaalkacyo ee Galmudug
  4. Cabdulqaadir Jaamac Seed Waxgaradka Nabadoonada.
  5. Cabdikariim Sheekh Axmed
  6. Xasan Faarax Barre
  7. Cabdicasiis Cabdulaahi Cabdi
  8. Cabdi Jaamac Cabdulle
  9. Cabdinaasir Cabdi Faarax