Mas’uuliyiinta dowladda oo muddo 14 cisho loo qabtay inay ku diiwaan geliyaan Ilaaladooda iyo Hubkooda

251

Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay awaamiir cusub oo la xiriira sugida amniga iyo xakameynta Hubka.

Qoraal ka soo baxay Wasaaradda oo uu ku saxiixnaa Wasiirka Amniga Maxamed Abukar Islow Ducaale ayaa lagu faray Mas’uuliyiinta dowladda inay muddo 14 maalmood gudahood ku soo diiwaan geliyaan Ilaaladooda iyo Hubkooda.20170614_122830-721x1024