Maymuun:- Geesiyaddii Mustaqbalka

545

IMG_20170314_175136Kuwani waa Maymuun Nuur Axmed iyo walaalkeed oo ay xambaarsan tahay, ma hubo in wiilka yari uu og yahay waxyaabaha naxdinta leh ee sidii badweyn uga hugmaya qalbiga walaashiis Maymuun.

Maymuun waa 9 jir, waxay goobjoog u ahayd geerida hooyadeed iyo aabbaheed oo kala dambeeyay todobaadyo qura.

Sida warbaahintu ay sheegtay 3 todobaad ayay Maymuun ku qaadatay inay timaado xero ku taala Muqdisho oo la yiraahdo Rajab kadib markii kontomeeyo ari ah oo reerkoodu lahaa ay abaarta ku halaagmeen.

Kuwani waa Maymuun Nuur Axmed iyo walaalkeed oo ay xambaarsan tahay, ma hubo in wiilka yari uu og yahay waxyaabaha naxdinta leh ee sidii badweyn uga hugmaya qalbiga walaashiis Maymuun.