Ayadoo la filayo in dhowaan magaalada Muqdisho ay ka dhacaan doorashooyinka Aqalada Hoose iyo Sare ee matalaya gobalada Woqooyi ee Soomaaliya ayaa waxaa haatan lasoo saaray musharixiin u taagan ka mid noqoshada Aqalka Sare.
Doorasha Aqalka Sare ayaa waxaa dhiman Soomaaliland iyo gobalka Banaadir.