Prof Cabdi Ismaaciil: Siyaasada Soomaaliya Waxaan ku Diiday Musuq Maasuq iyo Qabiil Muqdisho Yaal

213

SamatarProf Cabdi Ismaaciil samatar ayaa markii u horeysay ka hadalay arrimaha siyaasada Soomaaliya gaar ahaan siyaasada DFS waxaana uu sheegay in waayadana uu isaga ka fogaaday iskana dhaafay Siyaasada Soomaaliya.

Waxaa uu u weecday dhanka siyaasadaha maamulka Somaliland waxana inta badan warbaahinta laga arkayay waayadan isagoo ka hadlay arrimaha Soomaaliland.
Siyaasada Soomaaliya waxaan kaga fogaaday oo aan ku jecleysan waayay siyaasad xumo, musuqmaasuq iyo eex qabiil oo taal Muqdisho” ayuu yiri Samatar.

Waxaa uu sheegay in ummada Soomaaliyeed ay ku daashay in la helo dowlad dhab ah kana shaqeyso midnimada iyo cadaaladda Soomaaliweyn.
Prof Cabdi Ismaaciil ayaa sanadihii u dambeyay ka muuqday siyaasada Soomalailya isagoo dhowr mar safar ku tagay caasimada dalka ee Muqdisho