Wasiirka deegaanka Maamulka Puntland Cali Cabdulaahi Warsame ayaa sheegay in uusan jirin heshiis ay wada gaareen maamulada Puntland iyo Galmudug oo ku aadan colaada ka taagan magaalada Gaalkacyo .
Wasiirka ayaa sheegay in Puntland ay rabto nabada iyo wadanoolaashaha dadka kunool Magaalada Gaalkacyo.
Halkan ka dhagayso codka wasiirka Deegaanka Puntland.
dhanka kale Maamulka Galmudug ayaa ayaguna ka hadlay waan-waanta nabadeed ee ka jirta Magaalada Gaalkacyo, taasi oo lagu doonayo dhamaynta collada ka jirta halkaasi.
Halkan ka dhagayso Wasiirka Amniga Maamulka Galmudug.