Puntland oo ku baaqday in Soomaliland aan loo kordhin xubnaha Aqalka Hoose

342

War qoraal ah oo ka soo baxay  Maamulka Puntland ayaa looga hadlay doorashada Aqalka Hoose iyo inaan xubno kordhin Aqalka Hoose ah loo sameyn karin xildhibaanada ka imaanaya deegaanada Somaliland.
puntland