Maamulka Puntland ayaa maanta oo Axad ah markale soo bandhigay Liiska Musharaxiinta Aqalka Sare u matali doona Maamulkaasi iyo sida ay ugu tartamayaan.
Puntland ayaa isbedel ku sameysay Xubnaha Aqalka Sare, iyadoo Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali (Gaas) uu u gudbiyay Golaha Baarlamaanka Maamulkaasi.
Xoghayaha Baarlamaanka Maamulka Puntland ayaa saxaafada u aqriyay Liiska Musharaxiinta Aqalka Sare iyo sida ay kuraasta ugu tartamayaan.
Halkan ka akhriso xubnaha la soo magacaabay.
1. Saynab Xaashi Biixi, Waxaa la Tartami doona – Shukri Aadan Maxamed iyo Xaawo Caynab Cabdi.
2. Hodon Maxamuud Cismaan, Waxaa la Tartami doona – Basro Cumar Geele.
3. Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, Waxaa la Tartami doona – Aamino Aadan C/llaahi
4. C/raxmaan Maxamed Faroole, Waxaa la Tartami doona – Cabdi Mahad Abshir Cismaan.
5. Siciido Xassan Cismaan, Waxaa la Tartamaya -Axmed Cabdala Tigaana, Siciid Max’uud Aadan iyo Maxamed Maxamuud Cali Bile,
6. -Cabdirisaaq Xassan Cismaan Juurile, Waxaa la Tartami doona – Hodon Ismaaciil Cilmi.
7. Maxamuud Axmed Maxamuud, Waxaa la Tartami doona – Faadumo Siciid Maxamed.
8. Maxamed Siciid Xirsi [Moorgan], Waxaa la Tartami doona; – Maxamuud Cali Siciid iyo Bootaan Bare Samatar.
9. Cabdixakiin Axmed Xaashi, Waxaa la Tartami doona – Mahad Daahir Sheekh Nuur iyo
C/qaadir Faarax Shaaciye.
10. Cali Ismaaciil Cabdi Giir, – Shukri Cabdullaahi Maxamuud iyo Farxaan Cali Xusseen.
11. C/salaam Xaaji Maxamuud Dheere, Waxaa la Tartami doona; – Siciid Maxamed Cali iyo Faarax Cawad Jaamac.
Halkan ka dhagayso shirka jaraa’iid ee Puntland.