Ra’iisul wasaaraha oo ka hadlay xarig Moqdisho loogu gaystay mid ka mid ah odayaasha Soomaliland

405

War qad kasoo baxday xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa guddiga Ammaanka Doorashooyinka Dadban ee Soomaaliya lagu war galiyay in mid ka mid ah odayaasha dhaqanka Soonlmaliland shalay lagu xiray M. Moqdisho.

Waxaa Warqadan lagu sheegay in arrimahan ay dhibaato ku yihiin habsami u socodka doorashooyinka.

Ammaanka waxaa u xilsaaran guddiga loo magacaabay oo kali ah.

Xafiiska RW warqadan kasoo baxday ayaa lagu sheegay inaan wax faro galin ah lagu samaynin Ergooyinka iyo Musharixiinta.

Halkan ka akhriso img-20161129-wa0001