Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo amray in la joojiyo dhismayaasha ka socda Garoonka Aadan Cadde

673
Ra'iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre

Raiisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa warqad uu soo saaray waxaa lagu joojiyay dhulalka la bixiyo ee Ku yaala Garoonka Diyaaraha ee Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

Amarka Raiisul wasaaraha ayaa Waxa sidoo kale lagu mamnuucay dhismayaasha ka socda garoonka iyo hareeraha garoonka.

Guddi ayaa la sheegay in loo saaray kaasi oo noqon doona mid xaqiiqo raadin ah.

Halkan  ka akhriso warqadda Raiisul wasaarahaScreenshot_2017-03-11-21-21-03