RW Khayre oo Eng: Saadaq Cabdullaahi ugu magacaabay wasiirka howlaha guud

217
Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre

kheyre-1-640x409

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib u dhiska Dalka.

Mudane Xasan Cali Khayre ayaa u magacaabay xilkaan Mudane Eng. Saadiq C/laahi Cabdi maanta oo taariikhdu tahay 22-ka Bishaan Agoosto 2017-ka.

Xilkaan ayaa banaanaa in muda ah kadib markii la dilay Wasiirkii Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dibu dhiska Cabaas Sheekh Cabdullahi SiraajiIMG_20170822_183338IMG_20170822_183342