RW Soomaaliya oo la afuray Ciidanka Xasilinta Caasimadda kuna booriyay xoojinta howlgalka

264

R/wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Salaadda Maqrib la Dukaday ciidanka Xasilinta Amniga Caasimadda ka dibna la Afuray si uu ugu dhiiragaliyo Howsha ay u haayaan shacabkooda.

Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha ayaa  ugu baaqay  Ciidamada in ay Shacabka Soomaaliyeed u adeegaan .

Mudane Kheyre ayaa Ciidamada Xasilinta Caasimadda u sheegay in Mas’uuliyiinta dowladda Soomaliya ay la qeybsanayaan Marxalad kaste oo ay ku sugan yihiin.

3-71-9-640x8532-8-560x420