Safiirada Soomaaliya u fadhiya ku dhowaad 10 Wadan oo lagu wargaliyay inay dalka ku soo laabtaan (Akhriso)

255

Wasaaradda arrimaha dibadda dowladda Federal-ka ah ee Soomaaliya ayaa u yeertay Ku dhowaad toban safiir oo ka mid ah safiirada Soomaaliya u fadhiya caalamka.

War qoraal ah oo ka soo baxay Kusimaha Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa lagu wargeliyay Safiirada Soomaaliya u fadhiya dalalka Jabuuti, Shiinaha, Sudan, Qatar, Kuwait, Abu Dhabi, Uganda iyo Zambia.

Hoos ka akhriso warqadda kasoo baxday wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya