

Cabdi Xaashi Cabdullahi Guddoomiyaha Aqalka sare ayaa sheegay in xaaladisa caafimad ay wanaagsantahy isbitaalada dalka Turkigana uu ku booqday qaar ka mid ah dadkii ay dhaawacyada ka soo gaaren xasuuqii isgoyska Soobe ka dhacay 14kii October,isagoo xusay in xaaladooda caafimaad ay wanaagsantahay.
“Waxaan u mahadcelinaya safaaradda dowladda an walalaha nahay ee Turkiga oo gacan ka geysatay xaaladeyda caafimaad iyo xildhibaanda labada Aqal ee igu soo dhaweeyay magaalada muqdisho “ayuu yiri Cabdi Xaashi Cabdullahi guddoomiyaha Aqalka Sare ee soomaaliya.









