Shirka madasha Qaranka oo Muqdisho ka furmay

354

Shirka madasha hogaanka Qaranka ayaa maanta oo Arbaco ah ka furmay xarunta madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho.

Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmuud ayaa si rasmi ah u furay shirka.

Shirka ayaa waxaa ka qayb-galay—-

  • Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud,
  • Raysalwasaare Cumar Cabirashiid,
  • Guddiimiyaha Baarlamaanka Maxamed Cismaan Jawaari,
  • Rayslawasaare -kuxigeen Maxamed Cumar Carte,
  • Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Adam,
  • Madaxweynaha Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed,
  • Madaxweynaha Hirshabeele Cabdullaahi Cosoble,
  • Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Cabdixakiim Xuseen Camey,
  • Afhayeenka Baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi iyo weliba xubno kale.Shirka ayaa waxaa la sheegay in inta badan diiradda lagu saari doono arimaha doorashooyinka .                             Qodobada sida aadka ah looga hadli doono ayaa waxaa lagu waramayaa inay ka mid yihiin  tabashooyinka ay qabaan maamulka Puntland ee ku aadan doorashada xildhibaanada ka imaanaya degaanada maamulka Somaliland.
  • madasha2 madasha_kow