Siddeed xubnood oo loo doortay Aqalka Hoose (Akhriso Magacyadooda)

343

Magaalada Garowe ee Maamulka Puntland ayaa wali waxaa ka soconaysa Doorashada Xildhibaanada Maamulkaasi u matali lahaa Baraalamaanka Cusub ee Soomaaliya.

Tartan xoogan oo musharixiintu dhexmaray ayaa ilaa iyo haatan waxaa la doortay 8 xubnood.

Halkan ka akhriso Magacyada xubnaha la doortay

1:Cali Yuusuf Cali Xoosh (Cali Gaab)

2:Cilmi Cumar Cilmi

3:Maxamed Xayir Ibraahim

4:Muuse Axmed Ismaaciil

5:Axmed Ismaaciil Maxamuud

7:Cumar Ismaaciil Waaberi

8Cabdinaasir Siciid Muuse