Somali Kirishtan Ah Oo Ka Cabatay Ku Celiska Qaxootiga Lagu Celinaayo

1282

downloadSoomaali ku dhaqan Xafada Islii Oo Sheegay Inay Qaateen Kirishtanka Oo Cabasho Ka Muujiyay In Lagu Celiyo Xereyaha Qaxootiga Maadama Aysan Ayagu Aheyn Islam Ayaa Waxa Ay Ku Handacoodeen In Hadii Kenya Ay Ku Celiso Qaxootiyaha Ay Qatar Galeyso Noloshooda Waxa Uuna Yiri Sida Tan

(KENYA MARKA AY QAXOOTIYAHA INAGU CELISO MA WAXA AY RABTAA IN AY SHABAAB INOO GACAN GALIYAAN AMA HADII AY SOMALI INAGU CELIYAAN IN NALA JARJARO)

Mar laweydiiyay Sababta Uu U Qaatay Kirishtanka iyo In Ay Jiraan Hay’ado Wax Taakulen ah siiyo Waxa Uu Yiri

(KADIB MARKAAN OGAADAY DIINTA SAXDA AH IYO IN AAN WAAGII HORE QALDANAA AYAAN QAATAY DIINTAAN, MA JIRAAN HAY’ADO WAX INA SIIYO LAAKIIN KANIISADAHA AYAAN MARMAR WAX KA HELNAA.)

sidoo kale Intaas Waxa Uu Kudaray in Ay Yihiin Somali Badan Ayna Wada Xariiraan Ayna Iska Warhayaan