Tacsiyo Tiiraayo leh

780

 

TACSI

Fadumo Ali Qajo

Farhia Ali Qajo

Maryan Ali Qajo

Deqo Ali  Qajo

Habibo Ali Qajo

Leylo Ali Qajo

Amiro Ali Qajo

Ugaso Ali Qajo

Dhamaan Ilmo Cali Qajo iyo Caruurtooda waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii eheladii iyo Caruurtii ay ka geeriyootay

MARXUUMAD

 XABIIBO CABDIKARIIN

 oo dhawaan ku geeriyootay Dalka Kenya magaalo madaxdiisa Nairobi

gaar ahaan waxaa looga tacsiyeynayaa marxuumada

XABIIBO CABDIKARIIN

DHAMAAN CARUURTII AY KA GEERIYOODAY IYO XAASASKOODA IYO CARUURTII AY DHALEEN SIGAAR AH WAXAA LOOGA TACSIYEYNAYA MARXUUMADA

sidoo kale waxaa tacsiyo taa la mid ah diyaraya

Ilamo Omar Ahmed

Yusuf Garad Omar Ahmed

Mohamed Salah Omar Ahmed iyo

Halima Hassan Jodax oo ilma heeda ay Ayeeyo, Abooto, u ahayd Maxuumada

XABIIBO CABDI KARIIN

Waxaan ilaah uga bar yeynaa in uu nadii fardowso ka waraabiyo qoyskii,eheladii iyo qaraabadii ay ka geeriyootayna samir iyo iimaan ka siiyo.. Inaa lillaahi wa ina illeyhi raajicuun… ilaahoow u naxariiso Marxuumada janadii fardoowsana ugu deeq…Aaamiin Aaamiin.