Ugaas Xassan Ugaas Khaliif ayaa ka hadlay kulan isaga iyo madaxweynaha Hir-Shabeele ay shalay ku wada yeesheen Baldweyne ee xarunta gobalka Hiiraan.Ugaaska ayaa sheegay in aysan isla soo qaadin Hiiraan iyo Shabeele Dhex e.
Si kastaba ha ahaatee, wuxuu intaa ku daray inay ka wada hadleen war ku saabsan beelo .
Halkan ka daawo hadalka Ugaas Khaliif.