WAR DEG DEG AH SARGAAL KA TIRSAN AL SHABAAB OO KENYA LAGU QABTAY

346

Ciidamada ammaanka ee dalka Kenya, ayaa waxa ay shaaca ka qaadeen in ay gacanta ku dhigeen Sargal katirsan Ururka AL-shabaab ee Soomaaliya.
Dowladda Kenyaa ayaa ka gaabsatay magaca Sargaalkaas, hasa ahaate Safiirka SOmaaliya ee Kenya, Mohamed Ali Amerika , ayaa qaar ka mid ah warbaahinta u xaqiijiyay in ninkaas qabashadiisa in Dowladda Somaliya iyo Kenya ay iska kaa shadeen qabashadiisa.
Waxaana uu intaas raaciyay in Dowladda Soomaaliya ay codsi u gudbisay Kenya, kaa soo ay ku dalbaneyso magaca Saraaglkaas oo lagu magacaabo Xasan Haji Xanafi, waxaana lagu tilmaamay in uu ahaa wariye ka tirsanaa jiray Idaacada Qur’aanka Kareemka ee Soomaliya.

balsa waxaan la hubin in uu ninka gacanta lagu dhigay uu yahay sargaalkaas, iyada oo wararka isak soo daba dhacaya ay sheegayaan in Xasan Haji Xanafi uu beeniyay in uu yahay ninka ay Dowaldda Kenaya y sheegtay in ay qabatay.

wixii war ah oo soo baxo kala soco xaqiiqa.com

www.xaqiiqa.com