Wasaarada arrimaha gudaha Soomaaliya oo soo saartay jadwalka maamulka Hiir-Shabeele iyo isbahaysiga mucaaradka ee Soomaaliya ayaa soo saaray liiska xubnaha kor-joogtada uga noqonaya doorashada dalka.

656

Wasaarada arrimaha gudaha ee xukumadda Soomaaliya ayaa soo saartay jadwalka Dhismaha Maamulka Hir-shabeelle ee haatan ku dhaw heer gabo-gabo ah, kaasi oo gogashiisa ay taalo Magaalada Jowhar ee gobalka Shabeelaha dhexe.

Halkan ka akhriso jadwalka wasaarada arrimaha gudaha.

http://hiiraan.com/images/2016/sept/

Dhanka kale

Isbaheysiga Xisbiyada Mucaaridka ee Soomaaliya ayaa soo saaray liiska xubnaha kor-joogtada uga noqonaya doorashada la filayo in ay dalka ka dhacdo.

Liiskan ayey Xisbiyada Mucaaridka u qeybiyeen Maamul Goboleedyada ka jira dalka iyo Gobolka Banaadir,waxaana maamul kasta ka soo galaya tiro 2-4 Qof  ah

 

http://www.mustaqbalradio.com/wp-content/uploads/2016/10/