Wednesday, October 20, 2021
Home Arimaha Bulshada Wasiirka Qorshaynta Soomaaliya oo la kulmay bulshada ku nool degmada Dhahar (Sawiro)

Wasiirka Qorshaynta Soomaaliya oo la kulmay bulshada ku nool degmada Dhahar (Sawiro)

1113

 

Wasiir Jamaal oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay u kuur galayeen xaaladda Nololeed ee ku sugan yihiin dadka  ku nool deegaano iyo Tuulooyin ka tirsan Sool iyo Sanaag, amniga iyo hormarka ka jira.