XAYAYSIIN: Codsi ku saabsan qalabeynta Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya

281

Xasfiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya wuxuu ka codsanayaa shirkadaha daneynaya in ay qalbeeyaan xafiiska in ay soo codsadaan tartanka loo galayo qandaraaskan. Haddaba faahfaahinta iyo shuruudaha la doonayo mareegtan ka akhrso federal-government-of-somalia-advert-furniture-procurement-fnl1