Xildhibaan Muslim ah oo ka tirsan Baarlamaanka Israa’iil oo ka aaddimay shirka Baarlamaanka “Daawo”

257

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Israel oo Muslim ay ayaa ka dhex addimay Fadhiga Baarlamaanka Israel kadib markii Ra’isalwasaaraha Israel uu soo jeediyay xeer mamnuucaya Aadaanka Masaajidda.

Xildhibaankan ayaa muujinayay soda uu uga xunyahay xad gudubka Ra’iisul wasaaraha Israa’iil.

Axmed Tiibi, ayaa addimay kadib markii lagu soo dhaweeyay codbaahiya si uu aragtidiisa uga dhiibto xeerka Israel soo saartay,waxaana uu sidoo kale la soo baxay taleefankiisa gacanta oo uu ka daaray Aadaanka maqashiyayna Xildhibaannada Israel.

Waxaa uu cambaareeyay hadalka Benjamin Natanyahu, isagoo sheegay in Islaam nacaybka ka socda Israa’iil uusan aqbali doonin.

https://youtu.be/VKGqu28tPEs