Xiliga Doorashada Madaxwaynaha ay dhacayso oo la shaaciyay

366

Guddiga Qaban qaabada doorashada Madaxweynaha ayaa shaaciyay in doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ay dhaceyso 8 Bisha February .

January 26-29, 2017: Waxaa bilaabanaysa diiwaangelinta murashaxiinta.

January 31, 2017: Murashaxiinta Dood Wadaag

Labada bisha labaad ilaa iyo Shanta waxaa dhacaya Khudbad jeedinta murashaxiinta madaxweynaha

February 8, 2017:  Waxaa dhaceysa doorashada Madaxweynaha.

Hoos ka akhriso warqadda guudiga Doorashada16344527_1750179621965601_1030948325_n