Doorashada Aqalka Hoose ee xubnaha matala deegaanada Soomaaliland ayaa maanta dib uga bilaabaneysa Magaalada Muqdisho, waxaana la dooran doonaa 6 kursi.
Guddiga Doorashooyinka Dadban ayaa soo saaray liiska musharixiinta maanta ku tartami doona lix-daasi kursi.