xudur oo maanta lagu arkay isbadal.

216

wararka laga helayo degmada xudur ee gobolka bakool ayaa shegaya in maanta halkaasi lagu arkay saraakiil ciidan  ka dib in mudda  ah oo ay halkaasi ku sugnaayeen shabaab.

waraka ayaa sheegaya in saraakiishaasi halkaasi si diiran loogu soo dhaweeyey waxaana la sheegay in saraakiishaasi ay ka soo kicitimeen magalada nairoobi.

saraakiisha garay magalada xudur ayaa la sheegay inay kulamo la qaaten ciidamada amisom iyo kuwa dowlada oo garay halkaasi jimcihii todobaadka madama halkaasi laga saray xarakada alshabab.

saraakiishan oo la sheegay inay ka tirsanyihiin qaramada midoobay ayaa waxa la shegay in ahalkaasi ay  u tageen qiimayn ay doonayaan inay ku sameeyaan magaaladasi ooo hal sano ka dib gacanta u gashay ciidamada dowlad soomaliya iyo amisom.