Xukuumadda Soomaaliya oo Lawareegayso Geedi Soocodka Shirka Gobolada Dhexe.

Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federaala Xukuumadda Soomaaliya,Cabdiraxmaan Xuseen Odowaa  oo lahadlay ergada shirka dib u hishiisiinta ee Gobolada Dhexe ayaa sheegay in Dowladda Soomalaiya ay xilligan wixii ka dambeeyay ee qaadandoonto doorkeeda shirka iyo howlaha  Maamul u samaynta  ee Gobolada Mudug  iyo galgaduud.

Wasiirka Arim,aha Gudaha iyo Federaalka ayaa ka dalbay hugaanka shirka in wixii hadda ka dambeeyay lagu soo wareejiyo geedi socodka shirka iyo Maamulkiisa Wasiir Odowaa ayaa sheegay in 25cisho uu Madaxweyanaha Soomaaliya uu ka aqbalay  sidaasi darteedna ay muhiimtahay in  waqtiga la dhowro.

Wasiirka ayaa hadalkan waxa uu ka sheegay xilli Shalay  Maalintii shalat socdaalkii Ra’iisulwasaare Cumar Cabdirashiid  kaasi oo loogu kuurgeliyay  shirka iyo geedi socodkiisa.